Xoogaga Ahlu Sunna oo Dhaq dhaqaaq ciidan ka bilaabay Duleedka Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya deegaanka Bohol oo qiyaastii 30-km u jira magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa ku waramaya in xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugan deegaankaasi ay bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan. Deegaanka Bohol ayaa xarun u ah ciidamada Ahlu Sunna ee ka baxay degmada Guriceel, waxa ayna ciidamada deegaankaasi jooga lasoo sheegayaa in ay bilaabeen … Continue reading Xoogaga Ahlu Sunna oo Dhaq dhaqaaq ciidan ka bilaabay Duleedka Dhuusomareeb